Cali Ciid oo qaabiley Injineero dhisaaya garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

caliciid

Madaxwayne Ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta Dhuusamareeb ku qaabiley Injineero ka socda shirkadda ku guuleysatey qandaraaska dhismaha garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.