Puntland oo dil toogasho ah ku fulisay 18 Rag ah oo ka soo Jeeda koonfurgalbeed

puntland

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 18 rag ah oo ay ku sheegeen inay ka mid yihiin Maleeshiyaadka Al-shabaab kana soo Jeeda Deegaanada Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.