Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ahna Xildhibaankii Badali lahaa Odawaa oo lagu soo dhoweeyay Cadaado

odawaa

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Alcadaala ) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Maamulka Degmadda, Saraakiisha ammaanka iyo boqolaal Dadweynaha ah ayaa Wasiirka iyo wafdigiisa uga hortagay duleedka magaalada si ay u soo dhaweyaan.

Soo dhoweynta Wasiir oo ahayd mid si heer sara ah loo soo agaasimay ayaa oo ka turjumaysa ka shaqeynta nabadda iyo horumarka Bulasho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.