Daawo:Qoorqoor oo laga codsaday inuu Badalo Shaqaalihii Xasan Cali Khayre

khayre

Mid ka mid ah beelaha daga Galmudug oo ka horyimid isbedelka madaxweyne Qoor Qoor uu ku sameeyay xubnaha gudiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadyada.

Waxgaradka Beesha Murur sade ayaa sheegay labo qof oo kamid ah Gudiga Doorashada ee Madaxwayne Qoorqoor magacaabay inay kamid yihiin shaqaalaha Ra’iisalwasaarihii hore ee soomaaliya Xasan Cali Kahyre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.