Daawo:Xaaf oo Qoorqoor ka Codsaday inuusan Cabdi qaybdiid uga Hiilin

xaaf

Madaxwaynihii Hore Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo isu soo sharaxay Xildhibaanka Aqalka sare ee Beesha Sacad ayaa Sheegay Qoorqoor inuu kamid ahaa dadkii ka qayb qaatay Dhibaatadii lagu sameeyey markii Madaxwaynaha ka ahaa Galmudug balse abaal u galay Markiii qoor qoor loo doortay Madaxwaynaha Galmudug, hadana ka rabo inuu cadaalad usameeyo asaga iyo kuwa kale ee u tartamaya Xildhibaanimada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.