Caruur ku dhaawacantay Duqeyntii diyaaradaha Kenya ka geesteen gobolka Gedo ayaa la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.
Wasiir ku xigeenka caafimaadka soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin iyo masuuliyiin kale ayaa geeyay isbitaalka caruurtaas ku soo dhaawacantay duqeynta kenyanka ka gaysteen gedo.
Leave a Reply