Daawo:Bulshada Balanbale oo Cambaarayn u jeediyey Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug

caliciid

Bulshada ku dhaqan degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa fikirkooda ka dhiibtay siday u arkaan istaagii ku yimid dhismaha golaha deeganka iyo xil ka qaadistii Madaxwayne kuxigeenka Galmudug cali daahir Ciid ku sameeyey wasiirka Arimaha Galmudug Cabdi wayeel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.