Daawo:Sare u kaca ku yimid Khudradda iyo raashinka suuqyada Muqdisho

bardheere

Waxaa Sare kac ku yimid Khudradda iyo raashinka suuqyada gobolka Banaadir gaar ahaan Dalagyada kasoo go’a dalka Sida Khudaarta, Digirta, Masagada, Galayda iyio Qudaarta Qaybahooda kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.