Daawo:Ardeyda Magaalada Garbahaareey ayaa u fariisatay imtixaanka dugsiga sare

garbahaaray

Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo waxaa saakay ka bilowday imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare, oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Xukumada Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.