Daawo:Kulankii Ismaaciil Cumar Geele iyo Madaxwaynaha Masar

ismaaaciil

Madaxwaynaha Dalka Masar Cabdifitax Sisi ayaa Booqasho waxaa uu ku yimid dalka Jabuuti waxaana uu kulan la qaatay Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar geele iyo golihiisa wasiirada waxayna ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa Xiriirka labada dal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.