Sawiro:Madaxweyne QoorQoor oo gaaray Magaalada Cadaado

qoorqoor

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed cabdi kaariye ‘Qoor qor’ ayaa Safar dhulka ah ku gaary Magaalada Cadaado waxaana ku soo dhaweeyay Maamulka degmada Odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bushada.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa la filayaa inuu kulamo la qaato qeybaha bulshada ee Maamulka si uu uga xog wareyso xaalada maagalada iyo hormarka ka jira. 

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ku wajahnaa Magaalada galkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasi oo uu malmaha soo socda joogi doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.