Amiirka Qatar oo Toban bari gudahood labo jeer telefoon kula hadlay Madaxwayne farmaajo

Farmaajo

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar Mudane Tamim Bin Hamad ayaa galabta khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyada Munaasabadda Ciidda.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Amiirka Dowladda Qarat iyo Shacabkiisa u rajeeyey in Rabbi sanadkan sanadkiisu ku gaarsiiyo Barwaaqo iyo Horumar.

Toban maalin gudaheed laba jeer ayuu Amiirka Qatar Sheikh Tamim Bin Hamad dhanka Taleefanka kasoo Wacay Madaxweyne Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.