Madaxwayne Laftagareen oo la kulmay wafti kasocda Qaramada Midoobay

Laftagareen

Baydhabo May,11/5/2021; Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda KGS ku qaabilay Wafidi ay hogaamineysey Kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey Uqaabilsan Arimaha Soomaaliya.

Waxaana qeyb ka ahaa Wakiilada midowga yurub, midowga Afrika iyo Diblumaasiyiin kale.

Waxay kawada hadleen Xoojinta joogteynta Hariirka Wadashaqeyneed ee koonfur Galbeed iyo iyaga. Xaqiijinta shirka looga balansanyahay 20 bishan in uu ka dhaco Caasimada Dalka ee Moqdisho.

                 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.