Taliyihii Saldhiga Waaberi oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Muqdisho

Boliisdhintay

Waxaa weerar ismiidaamin ah lagu qaaday saldhiga Booliska Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Taliyaha Saldhiga Degmada Waaberi Axmed baashane ayaa ku geeriyooday waxaana dhaawac uu soo gaaray Saraakiil iyo Askar ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.