Daawo:Xasan Shiiq Ciidamada Badbaado qaran waa in Ciidamada qaraka lagu daro

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Waxuu soo dhaweyey shirka uu Ra’iisul wasaare Rooble ugu baaqay Madaxda Maamulada dalka , Waxaa kaloo Xasan Shiiq Sheegay Ciidamadii Jidgooyada dhigtay Muqdisho in Ciidamada qaranka dib loogu celiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.