Dhageyso:Wasiirka Dube oo ka tacsiyeey geerida ku timid fanaan Cabdi Qaboojiye

cabdiqaboojiye

Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye”  oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku Geeriyooday Magaalada Oslo ee Dalka Norway.

Alle ha u naxariistee Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye”   ayaa u geeriyooday Cudurka Covid-19 oo uu maalmahan la xanuunsanayey.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ugu tacsiyeeyey Shacabka Soomaaliyeed , asxaabtii iyo qaraabadii uu ka baxay Fanaanka , isagoo marxuumkana rabi uga baryey naxariistii jano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.