Puntland oo Ganacsade kasoo jeeda Hiraan Xabsi iyo dil koronto isugu dartay

Cabdulaahi

Maydka Cabdulaahi maxamuud jaamac oo ahaa ganacsade caan ka ahaa Galkacayo Isla markaasna ahaa Mullkiilaha makhaayada Herer Restaurant ayaa saaka la keenay Cisbitaalka Dhagacade ee magaalada Gaalkacyo dhanka puntland

Marxuunka ayaa maalmo ka hor gurigiisa ay kala bexeen ciidamada amniga Gobolka Mudug ee Puntland, ehelka Marxuumka ayay sheegen Ciidamada Puntland inay Koronto ku dileen balse waxaa socda Baaritaan ay wadaan bahda Caafimaadka.

Marxuumka oo degaan ahaana ka soo jeeday gobolka Hiiraan ayaa muddheer daganaa Gaalkacyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.