Daawo:Somaliland oo Maxkamad la tiigsanaysa Musharraxiin Somaaliya Xirir la leh

koore

Xukuumadda Somaliland ayaa khiyaano qaran ku eedeysay Afar musharrax oo ka tartamayay doorashada ka dhacaysa Deegaamada Somaliland.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa ku sheegay afarta musharrax 1- Qaasib Ibraahim Sulaymaan2- Cabdiraxmaan Yuuusuf Cali3- Kubra Xaaji Xuseen4- Canab Abdi Xirsi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.