Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

Rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo amray in lasoo xiro dadkii ka dambeeyey falkii ka dhacay garoonka

22nd April 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka diyaaradaha […]

Ismaaciil

Daawo:Soomaaliya oo digniin u jeedisay Dalalka Jabuuti iyo Kenya

22nd April 2021 admin 1

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shacabka si toos ah ugala hadlayay Warbaahunta Qaranka ayaa uga […]

garoon

Daawo:Gacanqaad Dhexmaray NiSA iyo Shaqaalaha Garoonka Muqdisho

22nd April 2021 admin 0

Garoonka Diyaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cade ayaa Burbur soo gaaray qeybta Laga soo kadib Markii uu Gacan qaad Khasaaro gaystay uu dhexmaray Shaqaalaha Hay’ada […]

tusmo

Somaliland oo loogu Baaqay inay Soo Xireen Cajuun

22nd April 2021 admin 0

Waxaa isi soo taraya baaqyada ka imaanaya Bulshada soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan ee loogu baaqayo Maamulka Soomaaliland inay soo xiraan CabdiCasiis Cajuun oo si xun […]

Calanka Soomaaliya

Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arrimaha Soomaaliya

22nd April 2021 admin 0

Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi […]

drbuurane

Daawo:Sida ay u dhacay dilkii allaha unaxariistee Dr buurane?

22nd April 2021 admin 0

Allah u naxariitee, waxaa saaka xaafadda Albarako ee degmada Hodan ee Magaalada muqdisho lagu dilay Dr. Xasan Cismaan Ciise (Dr. Buurane) oo kamid ahaa dhakhaatiirta […]

igad

IGAD oo Soomaalida ugu Baaqday inay dib u bilaabaan Wadahadaladii

21st April 2021 admin 0

War qoroola oo kasoo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyey hindisayaasha dib loogu furayo wada hadalada Arimaha Doorashada Soomaaliya. Ururu Goboleedka IGAD ayaa sheegay […]

isbitaal

Sawiro:Caruur Dhiganaysay Duqsi quraan oo shabaab Dhaawac u gaysteen

21st April 2021 admin 0

Xoghayaha Xafiiska ka hortagga Askareynta Carruurta iyo ka hortagga Xad-gudubyada ee Wasaaaradda Gaashaandhigga Mursal Buulle oo ay Wehliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka […]

jaamacad

Sawiro:Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda Ummadda oo xilka la wareegay

21st April 2021 admin 0

Ragtarka Cusub ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Dr Xasan Cumar Mahadalla ayaa maanta xilkii kala wareegaya Raktarkii Hore ee Jaamacadda Ummadda Dr Maxamed Ahmed Jimcaale. Raktarkaan […]

coronavirus

Maamulka Boosaaso oo ka hadlay dadka u dhimanaya Coronaha

21st April 2021 admin 0

Maamulka gobolka Bari kan degmada Boosaaso, siyaasiyiin waxgarad iyo aqoon yahan ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka taxadaraan xanuunka Covid-19 oo halistiisu soo badanayso […]

Khadiijo

Wasiirka Gargaarka Soomaaliya oo Safar Shaqo ku Tagtay Baydhbo

21st April 2021 admin 0

Wafdi ay Hogaaminaysay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Masiibooyinka dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Dhaqo ku Tagtay Magaalada Baydho. Xubno […]

umul

Xikmadda kujirta soonka iyo Waxyaabaha buriya Sheekh Umul

20th April 2021 admin 0
haween

Xildhibaano iyo Haweenka Soomaaliyeed oo ka digay in dalku galo dagaal Sokeeye

20th April 2021 admin 0

Qaar ka mid ah ururada haweenka Soomaaliyeed iyo Xildhibaano ka tirsan labada aqal oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la ilaaliyo […]

mayd

Puntlan Oxygen la’aan dad badan ugu dhinteen

20th April 2021 admin 0

Xaaladda Caafimaad ee Magaalooyinka Puntland Gaar ahaan Bosaso, Gaalkacyo, Qardho iyo Garoowe ayaa laga dayrinayaa, waxaana ka jirta Oxygen la’aan sababtay dhimashada dad tiradooda lagu […]

farmaajo

Madaxwaynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

20th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo. […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes