Maamulka Boosaaso oo ka hadlay dadka u dhimanaya Coronaha

coronavirus

Maamulka gobolka Bari kan degmada Boosaaso, siyaasiyiin waxgarad iyo aqoon yahan ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka taxadaraan xanuunka Covid-19 oo halistiisu soo badanayso waxayna bulshada ugu baaqeen in la raaco fariimaha bahda caafimaadka ee ka hortagga Covid-19 .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.