Dhageyso:Qoor Qoor oo ka hadlay go’aanka ay ku diideen muddo kordhinta

qoorqoor

Maamul goboleedyada HirShabeelle iyo Galmudug ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan wax muddo kordhin ah oo loo sameeyo hay’adaha dowladda federaalka.

Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen labada maamul ayey ku yiraahdeen “Waxaan isla qaadanay In ay dalka si deg deg ah uga dhacdo doorasho meeshana laga saaro nuuckasta oo ah muddo kordhin.”

Haddaba Falastiin Axmed Iimana ayaa waraysi la yeelatay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor waxayna weydiisay go’aanka ay soo saareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.