Sawiro:Dowlada Soomaaliya oo billad sharaf guddoonsiisay Hormuud

khadiijo

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya, Khadiija Maxamed Diiriye ayaa billad sharaf ku guddoonsiiyay, hey’adda Hormuud Salaam Foundation doorka ay ka qaateen caawinta dadka tabaaleysan.

Wasiirka ayaa hey’adda ku amaantay kaalintooda ku aadan arrimaha bani aadanimada oo ay ka shaqeeyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.