Galmudug oo Balanbal ka Bilowday Dhismaha Golaha Deegaanka

balanbal

Wasaaradda Arimaha Gudahaiyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug ayaa waxay maanta marlabaad Dagmada Balanballe ee gobolka galgaduud ka daahfurtay Dhismaha Golaha Deeganka ee Degmada Balanballe.

Munasabadan oo ay kasoo qayb Galeen Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug mudane cabdi Wayeel, xildhibaano ka tirsan Barlamaanka galmudug mamulka Dagmada degmada Balanballe, masuliyiin katirsan Galmudug, iyo qaybaha Kala duwan ee Bulshada Dagmada Balanballe ayaa kusoo dhamatay in siwada jira looga qayb qato Dhismaha Golaha Deeganka ee Dagmada Balanballe.

Bulshada idil ahaanteed ayaa sida wada jira waxay u Balanqaadeen in ay qaybta ogu wayn ka qaadan doonan, ayagoona sheegay in aysan Balanballe qasaarinayn fursadaan dahabiga ah ee maanta soo martay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.