Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

Bangiga

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo War Kasoo Saaray Diidmadda Lacagta 50 Dollar ah

4th March 2021 admin 0

Qoraal ka soo baxay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amar lagu siiyey bankiyada iyo ganacsatada inay socodsiiyaan isticmaalka lacagta $-50ka ah oo maalmihii ugu dambeeyay […]

qamro

Daawo:Khamri Tiro Badan oo lagu qabtay Boosaaso

4th March 2021 admin 0

Laamaha Amniga gobolka Bari ayaa soo bandhigay Khamri tira badan oo ay soo qabteen, waxa ayna digniin udireen dadka maandooriyaha ka ganacsada .

coronavirus

Dowlada Soomaaliya oo hakisay Dhageysiga Dacwadaha arimo la xariira Covid19

4th March 2021 admin 0

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19. Guddoomiyaha ayaa sheegay  in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn […]

xasanshiiq

Xukuumadda oo ogolaatay inay bananbaxaan Siyaasiyiin ay Taageerto Puntland

3rd March 2021 admin 0

ukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, iyada oo tixgelinaysa geeddi socodka dimuqraadiyada, qabsoomidda doorashooyinka Qaranka iyo ilaalinta heshiisyadii mucaaradka waxa ay u ogolaatay mucaaradka codsigoodii ahaa in […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo kulan laqaatay Bahda caafimaadka iyo ururada bulshada

3rd March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 iyo Bulshada Rayidka ayaa ka dhageysta warbixin […]

Rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay

3rd March 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo  kulan la qaatay Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ayaa ku boorriyey in ay kaalintooda ka […]

Cumar

Sawiro:Cumar Filish oo shir gudoomiyay kulan looga arrinsanayay Wacyigelinta Covid 19

3rd March 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Kulan looga hadlayay Wacyigelinta  Xanuunka Covid-19 oo ka […]

muse

Daawo:Afhayeenkii Muuse Biixi oo is casilay.

3rd March 2021 admin 0

Afhayeenkii madaxwaynaha Maamulka Somaliland Maxamuud warsame Jaamac ayaa Maanta oo Arbaca sheegay inuu iska casilay Xilkii uu hayey, mar uu warbaahinta kula hadlaayey Magaalada Hargaysa […]

wasiir

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya iyo odayaasha Hiiraan oo ka wada hadlay xoojinta amniga

3rd March 2021 admin 0

Wasiirka wasaaradda arrimaha guduha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane  Muqtaar Xuseen Afrax ayaa Magaalada Baladweyne kulan kula qaatay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka iyo […]

jamaal

Jubbaland Where A Lot is Said but Little is Agreed Upon

3rd March 2021 admin 1

Plenty has been said about the Jubbaland region of Somalia, which consists of Gedo, Lower Jubba, and Middle Jubba. Commentary and political noise about Jubbaland […]

ugaasmaxamed

Sawiro:Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed oo gaaray Caleen

3rd March 2021 admin 0

Ugaas Maxamed ugaas axmed iyo xubno kale oo Dhaqan ah oo ugaasku Hogaaminaayay ayaa Santarka Caleen degmada shilaabo ee Gobalka Qoraxay Gaaray. Waxaana Waftiga Ugaaska […]

deni

Puntland oo War-saxafadeed ka soo saartay Shirka Madaxwayne Farmaajo ku baaqay

2nd March 2021 admin 0

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay walaac ka muujinaysaa in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu markasta soo saarayo qoraalo, qaadayana tillaabooyin carqaladeynaya […]

wasiir

Dowlada Soomaaliya oo soo saartay go’aanno looga hortagayo faafitaanka COVID-19

2nd March 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo  Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay go’aano ka soo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, […]

MarxuumAxmedDhimbil

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble (Casoowe)

2nd March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay […]

xasanshiiq

Daawo:Musharaxiinta uu taageero Deni oo ka Horyimid Shirkii Madaxwayne Farmaajo ku baaqay

2nd March 2021 admin 0

Musharaxiinta uu taageero Madaxwaynha Puntland siciid Cabdulaahi Deni oo shir ku qabtay Magaalada muqdisho ayaa waxay ka horyimaadeen Shirkii Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku […]

Posts pagination

« 1 … 13 14 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes