Daawo:Afhayeenkii Muuse Biixi oo is casilay.

muse

Afhayeenkii madaxwaynaha Maamulka Somaliland Maxamuud warsame Jaamac ayaa Maanta oo Arbaca sheegay inuu iska casilay Xilkii uu hayey, mar uu warbaahinta kula hadlaayey Magaalada Hargaysa ayaa waxuu ka warbixiyey sababta uu xilkii afhayeenka Madaxwaynaha Soomaliland iskaga casilay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.