Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo  kulan la qaatay Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ayaa ku boorriyey in ay kaalintooda ka qaataan xakameynta  iyo la tacaalidda cudurka COVID-19  ee faraha ba’an ku haya dadkeenna.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku booriyay Madaxda ka qeyb gashay shirka inay doorkooda muujiyaan oo ay kaalin mugleh ka qaataan sidii loo xakameyn lahaa cudurka COVID-19 oo saameen ku yeeshay bulshada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.