Daawo:Shacabkii Puntland oo Raali Galin ka bixiyey Hadalkii Dani

puntland

Shacabka Magaalada Puntland gaar ahaan kuwa Magaalada Boosaaso oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen hadalkii Madaxwaynaha Puntland Saciid cabdulaahi Dani inuu ahaa hadal gaf ku ah Puntland iyo ummada Soomaliyeed, mana ahayn hadal masuul ee waxuu ahaa hadal qof baqaya oo walwal badan ka qaba Dowlada Soomaliya iyo Ciidamadeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.