Khayre iyo cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gacan ka Jabiyey Masuul hore oo ka tirsanaa Gobolka Banaadir

abdidheere

Waxaa manta Magaalada Muqdisho isbitaal kuyaala lagu kabay Gudoomiye ku Xigeenkii hore maamulka iyo maaliyada ee Gobolka Banaadir ibraahim Cumar Mahadale (ibraahim dheere).

Ibraahim Mahadale wuxuu ka mid ahaa Mudaaharadayaal ay hogaaminayeen Midawga Murashixiinta kaasoo ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana jabka soo gaaray markii ciidamda Dowlada baacsadeen koox yar oo ay hogaaminaayeen Xasan cali khayre iyo Cabdiraxmaan cabdishakuur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.