Qaar kamida Musharaxiinta Madaxwaynaha oo ku Baaqay Banaanbax

xasanshiiq

Qaar kamida Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, marxalada kala guurka iyo muranka ka taagan doorashada dalka ka dhaceysa oo lagu heshiin wali.

Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu dhammaaday waqtigiisa, isla markaana uu kursiga 6 maalmood ugu fadhiyo si sharci darro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.