Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar dhinaca dhulka ah kusoo gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdikaariye Qoor Qoor iyo xubno ka mid ah masuuliyiinta Galmudug.
Deni ayaa Noqonaya madaxwaynihiin ugu dambeeyey ee maamul goboleedyada ee Soo gaaray magaalada dhuusamareeb, waxaa la filayaa inuu furmo shirkii Madaxda Dowlada iyo maamul goboleedyada.
Leave a Reply