Madaxweynaha Maamulka goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goordhow ka degey magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud isagoona safar dhanka dhulka ah u tagi doona magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug.
Sababta uu Madaxwaynaha puntland Siciid Cabdulaahi Deni uga dagay garoonka Diyaaradaha magaalada Cadaado ayaa lagu sheegay arimo la xariira Amniga garoonka diyaaradaha dhuusamareeb oo isku halayn waayey.
Leave a Reply