Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2021

Dhoore

Taliyihiii Ciidanka Dhulka oo Gaaray Guriceel

2nd January 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariiful Arwaax) iyo saraakiil u hoggaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa Galmudug ayaa maanta lagu soo […]

maxamudsayid

Dhageyso:Kismaayo oo amnigeedu Xumaaday iyo Xildhibaan caawa lagu dilay

1st January 2021 admin 0

Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa umada reer Jubbaland,qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Xildhibaan Khaliif Haashim Mooge uga tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee […]

boliis

Sawiro:Booliska Soomaaliya oo la siinayo tababar la xiriirta ammaanka doorashooyinka

1st January 2021 admin 0

AMISOM ayaa bilowday tababar ku saabsan ilaalinta ammaanka doorashooyinka oo la siinayo xubno ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo isugu jira heer Federaal iyo kuwo […]

caabudwaaqairport

Daawo:Alramah ayaa 5000 oo doolar ugu deeqday dhismaha Garoonka Caabudwaaq

1st January 2021 admin 0

Mu’asasada Alrahmah Foundation for Education and development ayaa gudiga balaarinta garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ku wareejisay lacag dhan 5000 (Shan kun doolar) […]

gabdho

Daawo:Afar Xaas oo Laysla Qabo iskuna faraxsan siday Sheegeen

1st January 2021 admin 0

Halkaan waxaan idinkugu soo bandhigaynaa Dumar Afar ah oo hal nin wada guursaday waxaana Gabdhahaan Magacyadooda kala yihiin Maryan Xuseen, Farxiya Jaamac, Ayaan Cabdullaahi iyo […]

Rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo cayaartoyda Xulka Banaadir ugu Hambalyeeyay

1st January 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa hambalyo u diray Ciyaartoyda Xulka gobolka Banaadir guusha ay ka gaareen Ciyaartii kama dambeysta aheyd […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Miisaaniyada Dowlada

1st January 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federaalka, ayna […]

Posts pagination

« 1 … 14 15

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes