Dhageyso:Kismaayo oo amnigeedu Xumaaday iyo Xildhibaan caawa lagu dilay

maxamudsayid

Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa umada reer Jubbaland,qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Xildhibaan Khaliif Haashim Mooge uga tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee ku imaatay xildhibaanka oo caawa gaarigiisa Qarax loogu xiray.

Bilihii lasoo dhaafay ayaa waxaa magaalada ksimaayo ka socday dilal qorshayn oo loogaystay Masuuliyiin ka tirsan maamulka jubbaland iyo Shirkadaha gaarka loo lee yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.