Daawo:Alramah ayaa 5000 oo doolar ugu deeqday dhismaha Garoonka Caabudwaaq

caabudwaaqairport

Mu’asasada Alrahmah Foundation for Education and development ayaa gudiga balaarinta garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ku wareejisay lacag dhan 5000 (Shan kun doolar) oo aan ku yabooheen Bishii Feberaaya sanadkan mar ay ka qayb galeen xaflad lagu qabtay garoonka Caabudwaaq oo loogu aruurinaayay lacag dib u dhiska garoonka.

Alrahmah ayaa waxaay horay ugu yaboohday 10 kun doolar waxayna sheegeen shanta kun ee dhiman inay sida ugu dhaqsaha badan u gaarsiin doonaa guddigga Balaaran Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.