Ra’iisul Wasaare Rooble oo cayaartoyda Xulka Banaadir ugu Hambalyeeyay

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa hambalyo u diray Ciyaartoyda Xulka gobolka Banaadir guusha ay ka gaareen Ciyaartii kama dambeysta aheyd ee ay la dheeleen dhiggooda Galmudug, wuxuuna si guud u bigaadiyay dhammaan kooxihii ka qeybgalay tartanka.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa tilmaamay in tartamada nuucaani oo kale ah ay yihiin kuwa ka shaqeeya Nabadda iyo isdhexgalka bulshada, ayna Xukuumadda dhiiri gelineyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.