Jaaliyada GalJubba ee UK oo ka Tacsiyeysey Geeridii Ambasador Abdikarin Aw Ali

ambasador

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee UK dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarada ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u Naxariistee Ambasador Abdikarin Aw Ali oo ku geeriyootay dalka Maraykanka waxaa kaloo Tacsi Diraya Bulsha waynta UK oo ay ugu horeeyaan Golaha Odayaasha.

Jaaliyada Galjuba UK waxay tacsi tiinranyale u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Gaar ahan eheladii uu ka dhintay Ambasador Abdikarin Aw Ali in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.