Qoorqoor oo kaga qayb Galay Munasabad loogu ducaynayo dadkii ku dhintay qaraxii Gaalkacyo

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Gaalkacyo uga qeybgalay munaasabad si gaar ah loo agaasimay oo loogu duceenayay saraakiishii, masuuliyiintii iyo dadkii ku naf waayay qaraxii argagexisadu ka geysteen Galkacyo bil ka hor.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeyb galay madax iyo Masuuliyiin ka kala socday, xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladaha Galmudug iyo Puntland, guddoonka Baarlamaanka GM iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Gaalkacyo iyo gobolka mudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.