Madaxwaynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo

qoorqoor

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor isla markaana ay qeyb ka yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa galabtay lagu soo dhaweeyey Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug.

Madaxwayne QoorQoor ayaa la filayaa inuu safar dhulka ah kasoo bilaabayo magaalada Gaalkacyo isagoo soo maraya deegaano dhowr ah oo ka tirsan Galmudug si uu ugu kuur galo Baahiyaha ka jira, warar qaar ayaa sheegay inuu Madaxwayne Qoorqoor dhagax dhigaayo Mashaariic dhowr ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.