Daawo:Anshax xumada ay ku kacaan dumarka lagu qabo afrika iyo fariin ku socota ragga qurbaha joogo

amran

Amran wardheere oo ah Qabiir arimaha Bulshada ah kuna nool dalka Kenya ayaa waxay ka hadashay Gogol dhaafka ay ku ka caan qaar kamida dumarka lagu qabo afrika waxayna digniin u dirtay ragga qurbaha joogo ee Dumarka afrika ku guursada kadibna iskaga taga.

Amran ayaa waxay sheegtay dumarka ay qabaan qurbajoogta in ku kacaan anshax xumo iyadoo ugu baaqday raga qurba joogta ah haday dumarkooda la joogi waayaan ama wadan waayaan in rag kale la joogi doonaan ina ay ka maqan yihiin.

Hoos ka daawo Muuqaalka KULANPOST

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.