Jaaliyada GalJubba ee UK oo ka Tacsiyeysey Geeradii Warsame Cabdulaahi Cali Camey (warsame indhoole)

warsame

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee UK dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarada ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u Warsame Cabdulaahi Cali Camey (warsame indhoole) oo ku geeriyooday Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa kaloo Tacsi Diraya Bulsha waynta UK oo ay ugu horeeyaan Golaha Odayaasha.

Jaaliyada Galjuba UK waxay tacsi tiinranyale u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Gaar ahan Reer Camey iyo eheladii uu ka dhintay warsame Cabdulaahi Cali Camey (warsame indhoole) in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.