Daawo:Maleeshiyaad Isbaaro dhigtay Galinsoor oo eedeyn u jeediyey wasiir Fiqi

fiqi

Maleeshiyaad Tobabar ugu socday Xerada Dhaankaroone ee magaalada Galnsoor kuwaas oo loo toobabaraayey inay kamid noqdaan Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in mudo lix bilood kabadan aysan mushaar helin.

Maleeshiyaadkaan Tobabarka u socday ayaa sheegay inay xireen wadadda xiriirisa Gaalkacyo iyo Dhuusanareeb ayna sii xirnaanayso ilaa inta ciidanku xaquuqdooda ka helaayo sido kale waxay eeda dusha kasaaren madaxda Galmudug oo ugu horeeyo wasiirka Amniga Axmed Macallin Fiqi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.