Ugaas Maxamed oo ku Baaqay in lasoo qabto dadkii ka dambeeyey dilkii ka dhacay Galgaduud

ugaasmaxamed

Ugaaska Beelaha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa ka hadley dhacdii shaley Lagu diley 5 qof oo shacab ah deegaan u dhaxeeya Balanballe Iyo Guriceel, waxana uuna Baaq u diray Dowlada iyo maamulka Galmudug.

Ugaas Maxamed ayaa marka horu tacsi u diray Shacabka soomaliyeed iyo qoyskii ay ka baxeen shanta qof ee lagu dilay degaanka Xirsi Lugeey oo tagta Degmada Balanbal.

Dhanka kale Ugaas maxamed ayaa ku baaqay in lasoo qabto dadkii ka dambeeyey dilka Shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.