Daawo:Gudoomiyihii Gedo oo Xilka laga qaaday

macalimu

Wareegta Ka soobaxday Wasiir Kuxigeenka Wasarada Arimaha Gudaha Jubbaland C/raxmaan maxamed Xuseen “Shamiito” ayaa lagu badalay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimu Waxaana lagu badalay Ahmed Bulle Gared in uu Noqdo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.