Ra’iisalwasaare Rooble oo Wasiir u Xil Saaray Arimaha Doorashada

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen ayaa Wasiir u xil-saaray inuu dardar-geliyo howlaha doorashooyinka dalka Soomaaliya ka dhacaya dhawaan.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Cabdixakiin Xasan Ashkir oo ah wasiir dowlaha xafiiska Ra’iisalwasaare Rooble loo xil saaray dardar-gelinta howlaha doorashooyinka dalka xili uu weli muran xoogan uu ka taagan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.