Dhageyso:Galmudug oo ka hadashay dad shacab ah oo lagu dilay Galgaduud

Galmudug

Dad shacaba oo tiradooda lagu sheegay shan Qof ayaa dil loogu gaystay deegaanka Xersi Lugeey oo 7 kilo meter u jira magaalada Balanbal ee gobolka Galgudud.

Wasiirka warfaafinta Maamul goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa idaacada VOA uga warbixiyey sida wax u dhaceen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.