Taliyaha ciidanka dhulka oo Sheegay inay dowlada cafis u fidisay ciidamada Axmed Madoobe

Dhoore

Taliyaha ciidamada dhulka Soomaaliya Maxamed Tahliil Biixi oo ku sugan magaalada BeledXaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay cafis u fidinayaan ciidamada Jubbaland hadii ay isu soo dhiibaan Ciidadama dowladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.