Uhuru Kenyata oo ergo Nabad Raadina u soo diraya Muqdisho

uhuru

Waxaa maanta lagu wadaa in wafdi ka socda dowladda Kenya uu soo gaaro magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, si looga wadahadlo khilaafka labada dal.

Shaalay Bay ahayd markii Wafti ka sicda IGAD yimid Magaalada Muqdisho kaas oo waday dadaallo urur goboleedka IGAD, kuwaas oo ku aadan sidii meesha looga saari lahaa khilaafka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya oo ah laba dal oo ururka ka wada tirsan.Igad

Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay Muqdisho ka bilaawdaan wadahadallo ay garwadeen ka tahay IGAD oo lagu dhameynayo xiisadda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.