Daawo:Maamulka Degmada Balanbale oo eedayn u soo Jeediyey UNDP

Gudoomiyaha Degmad Balanballe Jaamac xayle oo kulan ay qayb ka ahaayeen waxgaradka degmada Balanballe qabtay ayaa baaq ugu diray madaxda sare ee maamulka Galmugug iyo hay’adaha deeq bixiyaasha ayaa wuxuuna sheegay in Hay’adda UNDP Balanballe ay ka reebtay meelaha deeqaha lagu bixiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.