Daawo:Taliyaha Ciidanka Asluubta oo qarax ka Badbaaday

asluub

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa saakay ka badbaaday qarax miino oo ka dhacay agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ah miinada dhulka la geliyo ayaa haleelay mid kamid ah kolonyada taliyaha ciidanja asluubta soomaaliya.

Inta la ogyahay 2 kamid ah ciidankii la socday ayaa ku geeriyooday iyo hal qof oo shacaba waxaana dhaawac soo gaaray dad isugu jira shacab iyo ciidaamada Asluubta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.