Daawo:Shiiq u Geeriyooday Dil uu u gaystay Nin uu Quraan ku Akhrinaayey

shiiq

Soomaalida magaalada Melbourne ee Australia ayaa Arbacadii aasay Sheekh Maxamed Nuur Faarax oo Sabtidii uu middi ku dilay nin kale oo Soomaali ah oo uu quraan ku akhrinayay. Dilka wadaadkan ayaa jaaliyadda argagax ku beeray. Ninka dilka geystay waxaa xiray booliska. Weriye Ibraahim Cumar Baaffo ayaa warbixintan soo diray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.